Wasaaradda haweenka Galmudug oo daahfurtay ololaha 16ka maalmood ee wacyi galinta ka hortaga tacadiyada haweenka “SAWIRRO”
Munaasabada daahfurka ololaha 16ka maalmood ee wacyi galinta ka hortaga tacadiyada loo geysto haweenka ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ...















