Guddoomiye Maxamed Xasan Waloore oo ka hadlay howlgalladii ugu dambeeyay ee laga fuliyay Gaalkacyo
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Mudug ee Puntland Maxamed Xasan Waloore ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ...
















