Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha Galmudug oo kormeeray xarumaha Waxbarashada iyo Caafimaadka ee Deegaanka Xeraale “SAWIRRO”
Wafdiga Wasiiru dowlaha ahna Kusimaha Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Galmudug mudane Axmed Xasan Cali (Axmad-Dheere) ayaa kormeeray Xarumaha Waxbarashada, Xarumaha ...
















