Wasaarada Qorsheynta XFS oo shir looga hadlayo Istaraatiijiyada Qaran ee 2021-2022 ka furtay Kismaayo
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ka daah-furtay magaalada Kismaayo shirka wada-tashiga qorshe howleedka 2021-2022 ...















