Carruur ku geeriyootay walxo qarxa oo ay ku ciyaarayeen
Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saddex carruur ah ay ku geeriyootay, halka saddex kale ...
Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saddex carruur ah ay ku geeriyootay, halka saddex kale ...
Senator Cabdi Cusmaan Xareed, ayaa ku guuleystay kursigii ugu danbeeyay doorashada Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kadib markii ...
Lataliyihii mudada dheer ee madaxweynihii hore maraykanka Donald Trump, Mr Stephen Bannon ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu diiday ...
Tartanka kursiga Todobaad ee Aqalka sare ee Galmudug ayaa waxaa ku tartamayay musharaxiinta kala ah Gen Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ...
Magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan ayaa waxaa ka socdo mudaaharaadyo looga soo horjeedo go’aanadii ka soo baxay Taliyaha Guud ...
Waxaa magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Dowlad gobaleedka Galmudug ka socota qaban qaabada doorashada labo kursi oo ka mid ah Aqalka ...
Ciidamada amaanka ee ka howlgallo gobalka Hiiraan, ayaa kooxda Nabad diidka ee Al-shabaab kala wareegay deegaanno dhaca galbeed magaalada Baladweyne ...
Horjooge Maxamed Xasan Macalin oo maleeshiyada Al-Shabaab u qaabilsanaa Maxkamadda Degmada Kurtun-waareey, isla markaana magaciisa Afgarashada yahay (Abu-Cali) ayaa xalay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho