Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Agaasime Goboleedka dalalka Carabta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Agaasime Goboleedka dalalka Carabta ee UNFPA ...
















