Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay madax ka socotay Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Dowladda gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen(Cali Guudlaawe) ayaa maanta hooygiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud Qaramada ...
















