Wasiirka A/Dibadda oo wakiilka AU-da kala hadlay qorshaha la wareegidda amaanka dalka ee ciidanka Qaranka
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Muqdisho, Ergeyga gaarka ah ee Guddoomiyaha ...
















