Shaqaalaha Madaxtooyada Qaranka oo olole is-xilqaan ah ka Fuliyey Guriga Hooyooyinka ee Maama Baxsan “SAWIRRO”
Shaqaalaha Madaxtooyada Qaranka ayaa maanta ka qeyb qaatay wareegga 19-aad ee Barnaamijka Is-xilqaan, kaddib markii uu hakiyey cudurka Karoonahu howlihii ...















