Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka Isbadalka Cimilada Adduunka
Shirka cimilada adduunka oo ka socda magaalada Glasgow ee Scotland, UK ayaa lagu tilmaamay shirkii ugu muhiimsanaa ee looga hadlo ...
Shirka cimilada adduunka oo ka socda magaalada Glasgow ee Scotland, UK ayaa lagu tilmaamay shirkii ugu muhiimsanaa ee looga hadlo ...
Miss. Reid, ayaa maamulka iskuulka u sheegtay in ay la kulantay qof qaba COVID-19, sidaasna uu maamulkii iskuulku ku ogolaaday ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda ...
Dowladda Yugandha, ayaa xirtey 48 ruux, oo loogga shakisan yahay qarax bambaano, kaasoo uu ku dhintey hal qof, magaalada caasimadda ...
Waa Ey ku nool waddooyinka, oo lagu magacaabo Boji, kaas oo jecel inuu ku safro gaadiidka magaalada ugu weyn Turkiga. ...
Macalimad fasax ku qaadatay in ay gurigeeda karantiil ku tahay oo ardaydii muuqaallo ka soo duubeen iyada oo dalxiis u ...
Macalimad fasax ku qaadatay in ay gurigeeda karantiil ku tahay oo ardaydii muuqaallo ka soo duubeen iyada oo dalxiis u ...
Magaalada Glasgow ee xarunta mandaqada Scotland ee dalka UK waxaa Isniintii si rasmi ah uga furmay Shirka Cimilada Adduunka. Ra’iisul ...
Qareeno matalaya hoggaamiyayaasha rayidka ah ee Sudan ee lagu xabisay afgambigii militari ee dalkaas ka dhacay toddobaadkii tegay ayaa sheegay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho