Taliye Xijaar oo Lyon kula kulmay Xoghayaha Guud ee INTERPOL “SAWIRRO”
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar shaqo ku jooga magaalada Lyon ee Dalka Faransiiska ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar shaqo ku jooga magaalada Lyon ee Dalka Faransiiska ...
Twenty-four military officers serving under the Africa Union Mission in Somalia (AMISOM) and the Somali National Army (SNA), have completed ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-Goboleedka Galmudug. Ra’iisul Wasaaraha iyo ...
Ciidanka la dagaalanka argagaxisada ee dalka Ingiriiska ayaa maanta seddax qof u xiray gari taksi ah ku qarxay goob kasoo ...
https://youtu.be/EL5Z7daSSOQ
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. ...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ka daah-furtay magaalada Kismaayo shirka wada-tashiga qorshe howleedka 2021-2022 ...
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maanta la geeyey qalabka loogu tala galay qabashada doorashooyinka dalka, xilli lagu wado ...
Ciidamadda amaanka gaar ahaan Ciidanka Hubaysan ee NISA (Duufaan) ayaa howlgal balaaran xalay ka fuliyay Degmooyinka Hawlwadaag, Yaaqshid iyo Ceelasha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho