Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada oo soo saaray Habraaca Soo Gudbinta Dacwooyinka.
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada ayaa soo saaray Habraaca Soo Gudbinta Dacwooyinka Doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. ...














