Weerar Mindi loo adeegsaday oo lagu qaaday tareen ku sii jeeday gobolka Bavaria ee dalka Jarmalka
Afhayeen u hadlay Booliska Federaalka Jarmalka ayaa sheegay in maanta oo Sabti ah weerar mindi loo adeegsaday lagu qaaday dad ...
Afhayeen u hadlay Booliska Federaalka Jarmalka ayaa sheegay in maanta oo Sabti ah weerar mindi loo adeegsaday lagu qaaday dad ...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed, ayaa ka qayb galay munaasabad uu xilka kula wareegay ...
Guutada 6-aad Qeybta 60-aad ee ciidamada xoogga dalka ayaa xalay waxay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha ...
Xaalada dalka Itoobiya ayaa xiligan u muuqata mid kasii dareysa, waxaana cabsi xoogan laga qabaa in kooxda TPLF iyo kooxo ...
Deeq Cabdi maciin oo magaciisa Af-graashada kooxda Al-Shabaab uu yahay “Shiino” ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Daraawiishta Galmudug ee ku ...
Booyad sidday shidaal ayaa ku qaraxday galinkii danbe ee shalay magaalada Freetown ee dalka Sierra Leone, halkaas oo uu ka ...
Gudoomiyaha gobolka Mudug iyo masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalay xukun ay maxkamadda darajada koowaad ee Mudug ay ku riday dad ...
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska DANAB, ayaa waxay howlgallo qorsheysan ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha ...
Abaar sababtay Macluul baahsan ayaa laga soo warinayaa Deegaanno badan oo ka tirsan Gobolka Mudug. Dadka ku nool inta badan ...
Safiirka Soomaaliya ee Qaahira ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Ilyaas Sheekh Cumar ayaa maanta kulan la ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho