Ciidanka daraawiishta Galmudug oo la wareegay deegaanno horleh oo dhaca bariga Camaara “SAWIRRO”
Taliska Daraawiishta Galmudug ayaa sheegay in maanta ay la wareegeen saldhigyo Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanno dhaca Koonfurta Gobolka Mudug. ...
















