Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Maxamed Xuseen Xaamud oo booqasho ku tagay Safaradda Somaliya ee Dalka Turkiga

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Maxamed Xuseen Xaamud oo booqasho ku tagay Safaradda Somaliya ee Dalka Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee La-dagaalanka Musuq-Maasuqa Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Abuukaate Maxamed Xusseen Xaamud oo safar shaqo ku jooga Turkiga ayaa maanta booqday Safaarada Soomaaliya ee wadanka Turkigs  gaar ahaan magaalada Ankara iyo Istanbul.

Guddoomiyaha ayaa xarunta safaaradda kula kulmay Danjiraha safaaradda  Soomaaliya ee dalka Turkiga Mudane Jaamac Cabdullaahi Maxamed iyo howl wadeenada safaaradda.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Guddoomiyaha ayaa safiirka iyo  howlwadeenada safaaradda ku bogaadiyay shaqada ay Qaranka u hayaan, isla markaana kula dardaarmay in la dardargaliyo howlaha safaaradda ayada oo la ilaaliyo hufnaanta shaqada, In safaaradu Tirakoobto dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga,  ka warhaynta iyo dhisidda Jaaliyad midaysan, Haggaajinta nidaamka maaliyadda iyo  dakhliga ay Safaaraddu qabato laguna xareeyo Bangiga Dhexe, In la hagaajiyo kala danbaynta shaqada ee Diplomaasiyiinta Safaaradda ka hawlgala si loo hormariyo dowladnimada.

Previous Post

IGAD-Sustainable Development Through Blue Economy

Next Post

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo soo xiray Shirka xoojinta Wada-shaqeynta Wasaaradaha Ganacsiga Heer Federaal iyo Heer Maamul Goboleed “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo soo xiray Shirka xoojinta Wada-shaqeynta Wasaaradaha Ganacsiga Heer Federaal iyo Heer Maamul Goboleed “SAWIRRO”

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo soo xiray Shirka xoojinta Wada-shaqeynta Wasaaradaha Ganacsiga Heer Federaal iyo Heer Maamul Goboleed “SAWIRRO”

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In