Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay munaasabad lagu daah furayay bixinta Ruqsadaha Duulimaadyada “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shahaaddada duulimaadyada hawada iyo ruqsadaha duuliyenimo Guddoonsiiyay shirkadda diyaaradaha ee ...
















