Sarkaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka.
Cusmaan Caddow Xaaji, oo ka tirsana maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa Maanta Isku soo dhiibey Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ee kusugan Degmada ...
Cusmaan Caddow Xaaji, oo ka tirsana maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa Maanta Isku soo dhiibey Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ee kusugan Degmada ...
Wafdiga ay hogaamineyso Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ...
Xukuumadda Washington ayaa ballan-qaadday inay dadaallo u gali doonto sidii loo dejin lahaa xiisadda dagaal ee ka taagan dalka Itoobiya, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta furay Madasha Arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya oo ay soo ...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgallo qorsheysan ka sameeyay Tuulooyinka Shaam-garre iyo Raqayle oo u dhexeeya Degmada Awdheegle iyo Degaanka Bariire, ...
Guddiga Hirgalinta doorashada heer Maamul Goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada labada xubnood ee ka harsan Aqalka sare. ...
Ciidamada dowladda Soomaaliya Soomaaliya noocyadooda kala duwan sida, Millateriga, Booliska iyo Nabadsugida ayaa saacadihiia la soo dhaafay howlgallo qorsheysan ka ...
Waq qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Britain ayaa loogu baaqday muwaadiniinta ka soo jeeda UK ee ...
Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Cirro oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Mohamed Abdirizak Mohamud, received on Tuesday the members of the ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho