Maxkamadda Gobolka Benaadir oo xukun ku riday Mulkiilaha Heya’adda Sahan
Matt Brydan mulkiilaha Hey’adda Sahan Reseach ayey Maxkamadda gobolka Banaadir waxay ku heshay eed uu ku soo oogay xafiiska xeer ...
Matt Brydan mulkiilaha Hey’adda Sahan Reseach ayey Maxkamadda gobolka Banaadir waxay ku heshay eed uu ku soo oogay xafiiska xeer ...
Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) Mudane Maxamed Xasan Ciro iyo Xubno kale oo ka tirsan GHDHF ayaa gaadhay ...
Labada hoggaamiye ayaa ka wada hadlay arrimaha isbeddelka cimilada, xaaladda Afgaanistaan iyo dib u soo celinta Qorshaha Wadajirka ah ee ...
Soomaalida UK oo wajahaysa hanjabaado dil ah iyo xadgudubyo kale, kadib dilkii xildhibaan David Ames Gudaha magaalada Andover ee waqooyiga ...
The Federal government of Somalia and its International partners lauded Monday’s historic municipal elections in three districts of Puntland State ...
The IGAD Executive Secretary is alarmed by the current political developments in Sudan and is following the situation very closely. ...
Xoghayaha fulinta urur goboleedka IGAD ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee iminka ka jirta Sudan, waxa uuna sheegay in ...
Degmada Warta Nabadda ayaa u soo baxday Afar dhammadka tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaanmada Gobolka Banaadir 2021 kadib markii ...
Guddoomiyaha Guddiga KGM ah ee Doorashoyinka Puntland Guuleed Saalax Bare oo warbaahinta la hadlay ayaa ku dhawaaqay in doorashadii ku ...
Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka iyo Maamulka Puntland ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho