Wasiirka Maaliyadda oo daahfuray shirka Wada-tashiga miisaaniyadda 2022 “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta daah-furay Shirka Wadatashiga Miisaaniyadda Dowladda ee 2022-ka. Wasiirka ...
















