Sunday, June 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo ka hadlay xaaladda amaan ee Guriceel

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo ka hadlay xaaladda amaan ee Guriceel
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda Galmudug, oo uu sheegay in ay si buuxda gacanta ugu dhigeen ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug, isla markaana laga saaray magaalada kuwii horey gacanta ugu hayay.

Wasiirka Warfaafinga Galmudug Mudane Axmed Shire Falagle oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in muddo bil ah ay gacanta ku hayeen magaalada, kuwaasi oo uu sheegay inay diideen in waxkasta lagu dhameeyo wada hadal oo ay si nabadgelyo ah uga baxaan magaalada, isagoo intaa ku daray in saaka ay weerar ku soo qaadeen fariimaha ciidamada dowladda iyaga oo soo qalday arday.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

June 21, 2026
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

June 21, 2026

“Dowladdu waxay ku baaqaysay oo ay dhageysanaysay si walbo oo nabad ah oo aan dhibaato ugu dhicin ay ugu baxaan degaanka. loona illaaliyo inow halkaa dhibaato shacab ka dhacdo. waxaa nasiib daro ah saakay arroortii inay soo dagaalgalsheen ardayda dugsiyada Qur’aanka, Haween iyo dad da’ah inay soo weeraraan fariisimaha ciidamada. ciidamadana si kulul ayay ugu jawaabeen, waxayna gaarsiiyeen jawaabtii ku habooneed. halkaa waxaa ka yimid farxadka arday yaryar oo ah ardayda dugsiga Qur’aanka ah, anaga oo ugu digayna ciidamada inay si raxmad leh ugula dhaqmaan carruurta yar yar ee lasoo qalday”. Ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Galmudug.

Mudane Axmed Shire Falagle Wasiirka Warfaafinta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xusay in magaalada ay iminka degantahay oo si buuxda ay gacanta ugu hayaan ciidamada qalabka sida, laguna dabajoogo kuwii ka dambeeyay falka ka dhacay magaalada, si loola tiigsado sharciga.

“Dhammaanba goobihii ciidamada hore u joogeeyn way la wareegeen, firxadkooda waxow u baxay dhanka miiyga .raggii ka dambeeyay faldanbiyeedyadaa looga hor immaanayay sharciga dowladda waa lagu daba joogaa, waxay mudan yihiin ayaana lamarsiin doonaa”. Ayuu yiri Axmed Shire Falagle

Mudane Axmed Shire Falagle ayaa ugu baaqay shacabka ka barakacay magaalada inay dib ugu soo laabtaan guryahooda.

Previous Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dib ugu laabtay Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post

Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha “SAWIRRO”

Next Post
Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha “SAWIRRO”

Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha “SAWIRRO”

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda Ciidanka XDS, kaas...

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha KMG ah, ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore...

Muqdisho oo martigelisay munaasabadda “Mahadsanid Madaxweyne”

Muqdisho oo martigelisay munaasabadda “Mahadsanid Madaxweyne”

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo loogu magac daray “Mahadsanid Madaxweyne” oo ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In