Madaxweynaha Ruushka iyo Ra’iisul Wasaaraha Britain oo khadka taleefoonka ku wada hadlay ka hor shirka G20,
Labada hoggaamiye ayaa ka wada hadlay arrimaha isbeddelka cimilada, xaaladda Afgaanistaan iyo dib u soo celinta Qorshaha Wadajirka ah ee ...















