Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo toddobaadkan lagu ansixiyay Miisaaniyadda Puntland ee sanadkan ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tababar u soo xiray Gabdho ka tirsan Ciidanka Haramcad ee ...
Madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Dowlad Jubbaland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo shir guddoomiyey kulanka toddobaadlaha ah ee ...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galaya munaasabad tababar loogu soo xirayo gabdho ka tirsan ciidanka ...
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa hogaamiyeyaasha bariga Afrika ugu baaqay in 16 bishan November ay isugu yimaadaan shir looga ...
Agaasimaha guud ee wasaaradda batroolka iyo macdanta ee xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) oo waregysi gaar ah siiyay ...
Wasiirka arrimaha dibadda Libya Najla Manquush ayaa sheegtay in ay Mareykanka kala shaqeyn doonaan sidii loogu wareejin lahaa ninka loo ...
Shirkadda Facebook oo tirtay qoraalka Ra’isul wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed iyadoo ku dooday in uu ka dhan ahaa siyaasadda shirkadda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho