Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo hoygiisa ku booqday Beeldaaje Cali Beeldaaje
Madaxweyne ku-xigeenka dawlad Goboleedka Puntland ayaa hoyga uu ka deggan yahay degmada Ufayn ku booqday Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax Beeldaaje ...
Madaxweyne ku-xigeenka dawlad Goboleedka Puntland ayaa hoyga uu ka deggan yahay degmada Ufayn ku booqday Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax Beeldaaje ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee hay’adda UNHCR u ...
Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgalo lagu sugayo amniga waxay ka sameeyeen deegaano hoos taga degmada Baladxaawo ee ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Dowlad Gobaleedka Jubbaland Saynab Rashiid Cige, ayaaa maanta furtay Mashruuca yareynta isticmaalka Dhuxusha ...
Dagaalka guriceel saakay ka qarxay ayaa hatan qaboobey waxaana saacadihii lasoo dhaafey socday duqeyn xooggan oo ku socotay Jaamacada oo ...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar oo maalmahii u dambeeyey hawlo shaqo u joogay dalka Turkey ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ay wehliyaan Agaasimaha Xalka Waara Marwo Zahra Cabdi Mohamed, Madaxa xariirka ...
Cayaartooyda Degmada Cabdicasiis ayaa u soo baxday afar- dhammaadka Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021. Cayaartooyda Degmada ...
Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ( Dabageed ) iyo wafdi balaaran oo uu Hogaaminayo ayaa ...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta daah-furay Shirka Wadatashiga Miisaaniyadda Dowladda ee 2022-ka. Wasiirka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho