Madaxweynaha Jubbaland oo guddiyada doorashooyinka u gudbiyay tartamayaasha kuraasta Aqalka sare.
Madaxweynaha Dowlada gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland u ...
















