Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo Galmudug ugu baaqay inay dhameystiraan xubnaha ka harsan Aqalka Sare
Xubnihii Aqalka Sare ee ku harsanaa maamul goboleedka Jubbaland ayaa shalay lagu doortay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland. Kusigii 5-aad ...
















