Kulan lagu dhiira galinayay Ciidamada Booliiska Gobalka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”
Kulankaan oo ahaa mid lagu xoojinayo shaqada Ciidamada Xasilinta Booliiska Gobalka Mudug oo door weyn ka qaatay nabada iyo xasiloonida ...
Kulankaan oo ahaa mid lagu xoojinayo shaqada Ciidamada Xasilinta Booliiska Gobalka Mudug oo door weyn ka qaatay nabada iyo xasiloonida ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu soo saaray maanta oo ay taarrikhdu tahay 23//10/2021 ...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa daah furay hanaanka Adeeg daadajinta Dowlada Hoose oo ay hirgalinayso Wasaarada ...
Qaramada Midoobay ayaa walaac xooggan ka muujisay xaaladda bani’aadanimo ee sii xumaaneysa ee ka jirta gobolka Tigre ee dalka Itoobiya ...
Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Kumaandooska DANAB oo ay wehlinayaan Ciidanka daraawiishta Dowlad ...
Militariga Mareykanka ayaa dilay Cabdul Xamiid Al-Matar oo ahaa hogaamiye sare oo ka tirsanaa Al-Qaacida, kadib duqeyn diyaaradeed oo ka ...
Ciidamadda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa caawa Gudaha u galay Magaalada Guriceel, halkaasoo labo Usbuuc ay haysteen Xoogag Hubaysan. Guddoomiyaha Guriceel, ...
Wefdi Wasiirro ah oo uu Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u saaray arrinta abaaraha ka jira Jubbaland ayaa maanta gaaray ...
Xubnihii Aqalka Sare ee ku harsanaa maamul goboleedka Jubbaland ayaa shalay lagu doortay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland. Kusigii 5-aad ...
Degmada Hodon ayaa u soo baxday afar- dhamaadka tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir 2021. Hodon oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho