Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xariga ka jaray Waddada xariiriso Baar Ubax iyo Warshada Taraqa iyo sigaarka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maamta Xariga ka jaray Wado laami ...
















