Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar ka mid ah dadkii laga soo saaray Laascaanood oo dib u dejin loogu sameeyay Dhuusamareeb

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Qaar ka mid ah dadkii laga soo saaray Laascaanood oo dib u dejin loogu sameeyay Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dad ka Badan Boqol Qof oo isugu jira Haween, Caruur iyo Rag Dhalinyaro u badan ayaa dib u dajin loogu sameeyey magaalada Dhusamareb, kuwaas oo ka mid ah Dadkii dhawaan laga soo raray Magaalada Laas-caano kana soo jeeda Gobolada Koofure ee Dalka.

Xildhibaan Ismaaciil Muqtaar Nuunow, oo Baarlamaanka Galmudug ku Matala Koofur Galbeed ayaa Gacan wayn ka gaystay in Dadkani lagu soo dhoweeyo Magaalada Dhusamareb, waxa uuna ku baaqay in la Gacan siiyo maadaaba qaar ka mid ah ay doorteen inay magaaladan dagaan.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Qaar ka mid ah Odayaasha deegaanada Koofur Galbeed ee ku sugan Dhusamareb ayaa dhankooda ka qayb qaatay Soo dhowaynta loo sameeyey Shacabkan Soomaaliyeed ee laga soo raray magaaladii ay ku noolaayeen Mudada dheer.

Maamulka magaalada Dhusamareb ayaa horay u balan qaaday inay soo dhowaynayaan dadkan la soo raray Qofkii rabana Magaalada la dajinayo, iyada oo wali ay si is daba jog ah wada ugu  soo socdaan Gawaarida Xamuulka ah ee Dadkaan soo daabulaya.

Previous Post

Cabdikhadar Iimaan oo loo doortay Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Jubbaland “SAWIRRO”

Next Post

Duqeyn  Lala Beegsaday Garoon Diyaaradeed oo ku yaalla  Sacuudiga

Next Post
Duqeyn  Lala Beegsaday Garoon Diyaaradeed oo ku yaalla  Sacuudiga

Duqeyn  Lala Beegsaday Garoon Diyaaradeed oo ku yaalla  Sacuudiga

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In