Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta oo gaaray Dhuusamareeb “SAWIRRO”
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad Gobaleedka Galmudug, kuwaas oo qorshaha fulinta ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad Gobaleedka Galmudug, kuwaas oo qorshaha fulinta ...
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa xariga ka jaray mashaaric horumarineed oo laga hirgelinayo magaalada Beledweyne iyo tuuloyinka hoosyimada magalada.Kanalada Warabale, Gambar ...
Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa maanta kulan laqaatay Mas’uuliyiin ka kala socday Wasaaradaha Dowlad gobaleedka Hirshabeelle kaasoo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan Xuska Shuhadada Qaraxii 14-ka ...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo ...
Madaxweyne ku-xigeenka Koobaad ee Dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Adaan ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane,Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar ayaa kulan wadahadal ah la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ...
Kulankaan oo ay iska kaashanayaan guddiga doorashooyinka ee heer Federaal iyo Machadka Dimuquraadiyada iyo doorashooyinka qaarada Afrika ee EISA. kulankaan ...
Shan qof ayaa dhimatay ,laba kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo , ka dib markii nin ku hubeysnaa qaanso iyo fallaadho ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa amaan iyo bogaadin u jeediyay qareennadii iyo khubaradii qeybta weyn ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho