Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo daah furtay ololaha 9aad ee daweynta Isku-furanka Haweenka “SAWIRRO”
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Fawziya Abiikar Nuur ayaa daahfurtay Ololaha Sagaalaad ee Daaweynta Isku-furanka Haweenka oo Isbitaalka degmada ...
















