Ra’iisul Wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku soo dhaweeyay ergadii DFS ku matalayay kiiska badddeenna
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Wafdigii Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ku matalayay ...
















