Degmooyinka Shibis iyo Dharkeynley oo wada badiyay tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka “SAWIRRO”
Degmada Shibis ayaa 33-15 uga badisay Deegaanka Gubadleey oo ay garoonka Wiish ku qaateen kulanki 12-aad ee tartanka kubbadda Gacanta ...
Degmada Shibis ayaa 33-15 uga badisay Deegaanka Gubadleey oo ay garoonka Wiish ku qaateen kulanki 12-aad ee tartanka kubbadda Gacanta ...
Safiirka Dalka Sweden ee Soomaaliya, xuno ka socday Wasaaradda arrimada dibadda dalka Sweden, Hay'ada SIDA iyo madax ka socotay hay'ada ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa maanta furay tobabar aqoon kororsi ...
Wasiiru Dowlaha Wasaradda Tamarta iyo Biyaha, Madax ka kala socotay Wasaaraddaha Waxbarashadda Gaashaandhigga, Gobolka Banaadir, Rugta Ganacsiga iyo Waalidiin ayaa ...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Doxa ee xarunta Dalka Qatar kula kulmay Wasiirka ...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si qaanuuni ah ugu xilsaarantahay horumarinta iyo maamulka hannaanka ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe iyo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto ...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga.. Madaxweyne ...
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa maanta magacaabay golohiisa cusub ee wasiirrada, iyada oo Baarlamaanka la horgeeyay ayna ansixiyeen. ...
Waaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay kulan weyne looga hadlayay hirgalinta siyaasadda Arrimaha Bulshada. Kulanka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho