Somali National Army kills 2 Al-Shabaab militants in Janale town
Somali National Army on Wednesday afternoon killed 2 Al-Shabaab militants and injured several others in Janale town in lower Shabelle ...
Somali National Army on Wednesday afternoon killed 2 Al-Shabaab militants and injured several others in Janale town in lower Shabelle ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa gelinkii dambe ee maanta dalka dib ...
Xubno ka mid ah Guddiga Xallinta Khilaafadka Doorashooyinka Heer Federaal ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland. Xubnahan ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudune Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa ka soo ambabaxay magaalada Dooxa halkaas ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa booqday Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Itoobiya ,Waxaana uu ...
Dowladda Qadar ayaa sheegtay in ay sare u qaadday taageeradii iyo xiriirkii walaaltinimo ee kala dhaxeeyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo lagaga hadlay xaaladaha abaaraha ...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo ...
Ugu yaraan laba xubnood oo ka tiranaa Argagixisada Al-shabaab ayaa lagu dilay tiro intaa ka badanna waa lagu dhaawacay, markii ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho