Safiirka Soomaaliya ee Biljimka oo nuqul ka mid ah warqadihiisa aqoonsiga danjirennimo laga guddoomay
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Biljimka iyo Midowga Yurub, Mudane Yoonis Yaasiin Xaashi (Ooga-Cadde), ayaa shalay oo Khamiis ahayd ...
















