Wafdi ka socda QM oo gaaray Dhuusamareeb, kulamana ka bilaabay
Waxaa maanta Magalada Dhusamareeb ee Caasimadda Galmudug gaaray wafdi ka socda hey’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Caafimaadka Aduunka ee WHO, ...
Waxaa maanta Magalada Dhusamareeb ee Caasimadda Galmudug gaaray wafdi ka socda hey’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Caafimaadka Aduunka ee WHO, ...
Hogaanka ururka Taliban ayaa sheegay inay cagta mariyeen saldhigyo ay dalkaas ku lahaayeen ururka hubeysan ee Daacish iyo ururo kale ...
Hadal jeedinta Musharaxiinta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi ayaa goor dhowed ka bilaabatay Hoolka Teendhada Afisyoone, Musaanabadda Furitaanka Hadal jeedinta ...
Danjiraha JFS ee Kuwait Mudane Dr Abdullahi Mohammed Odowa ayaa maanta xafiiska ku qaabiley Danjiraha Tunisia ujooga Kuwait Mudane Hechemi ...
Kuuriyada Woqooyi ayaa markii sadexaad bil gudaheed tijjbisay gantaal balistic ah oo lala beegsaday biyaha badda ee gacanka,sida ay sheegeen ...
Wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa daah furay toddobaadkii dheeraa’ ee shirka dib-u-eegista wixii ka qabsoomay Barnaamijka (ECF) ee hanaanka ...
Marwo Danjire Sahra Cali Xasan, ayaa waxa ay warqadaheeda aqoonsiga danjirannimo ee Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania ku wareejisay Madaxweynaha dalkaasi ...
Horjooge katirsanaa kooxda Argagixisada Al-shabaab ayaa Maanta isu soo dhiibay laamaha Amniga hirshabeele,ee ka howlgala Magaalada jowhar. Horjoogahaan ayaa lagu ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay taliyaha ciidammada lugta Uganda Gen.Muhorzi Kainerugaba oo ...
Wasaaradda haweenka Galmudug oo odayaasha dhaqanka ugu qabatay aqoon isweydaarsi looga hadlayay xaqiijinta Qoondada haweenka. Aqoon isweedaarsigaan oo ay soo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho