Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo tacsiyeeyay geerida kutimid Allaha unaxariistee Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis)
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Gobalaeedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa ka tacsiyeeyay geerida kutimid Alle ha unaxariistee jilaagii Soomaaliyeed Marxuum ...















