Wasiirka Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan ayaa dad-weynaha kula hadlaya magaalada Garoowe ee xarunta maamul Goboleedka Puntland, kullanka ayaa waxaa ka qaybgalay masโuuliyiinta deegaanka, madaxda ururrada siyaasadda iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada , iyadoo suโaallo laga waydiiyay wasiirka maamulka deeqaha dalka, horumarinta qorshaha Qaranka iyo xaaladda guud ee Dalka.
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...

























