Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka hadashay dardargelinta howlaha horyaalla “SAWIRRO”
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saciid Cabdullaahi Calasow ayaa ...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saciid Cabdullaahi Calasow ayaa ...
Sida websit-ka the Verge uu maalintii talaadada ka soo xigtay ilo lagu kalsoon yahay oo xogogaal u ah Shirkadda facebook ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamed Axmed Islaam ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee ay deegaan doorashadooda ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee laga soo ...
Hay’adda GECPD oo kaashanaysa Wasaaradaha Haweenka, Caddaaladda, Arrimaha Gudaha iyo Gargaarka Galmudug ayaa maanta soo xirtay tababar saddax maalmood u ...
Doorashada affarta kursi ee Aqalka Sare ku matalaysa Jubaland oo maanta Kismaayo ka dhacday waxaa ku soo baxay affar senator ...
Doorashada affarta kursi ee Golaha Aqalka Sare ee maanta Kismaayo ka socota ayaa waxaa ku soo baxay Xasan Daahir Yarow ...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ka dhan argagixisada Al-Shabaab ka sameeyay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidanka ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gudbiyey musharaxa lagu badalayo Cali Maxamed Cali oo iskii uga ...
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Fawziya Abiikar Nuur ayaa daahfurtay Ololaha Sagaalaad ee Daaweynta Isku-furanka Haweenka oo Isbitaalka degmada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho