Wasiirka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga danjirennimo ka guddoomay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Isniin ah Caasimadda Muqdisho uga guddoomay nuqul ...
















