Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ogeysiis u dirtay Qurbajoogta Soomaaliyeed.
Waaxda Qurbajoogta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay qabanaysaa kulan wadatashi oo ku qabsoomaya "Video conferencing" 20 ...
Waaxda Qurbajoogta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay qabanaysaa kulan wadatashi oo ku qabsoomaya "Video conferencing" 20 ...
Ra’iisul Wasaare Rooble”Waxaan hambalyo u dirayaa 1. Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo 2. Xildhibaan Biixi IImaan Cige oo maanta ...
Biixi Iimaan Cige oo hora yuga tirsanaa Golaha Shacabka ayaa ku guuleystay kursiga labaad ee dooroshada Golaha shacabka BJFS ee ...
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mahdi Guuleed ayaa ku guuleystay kursiga Koowaad ee dooroshada Golaha shacabka BJFS ee deegaan dooroshadoodu ...
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada ayaa soo saaray Habraaca Soo Gudbinta Dacwooyinka Doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. ...
Doorashada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga bilaaban doonto gudaha Magaalada Muqdisho. ...
(Radio Muqdisho):- Dageystayaasheena ku xiran Website-ka www.radiomuqdisho.so waxaan halkaan idinkugu soo gudbineyna Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Idaacadda. Halkaan hoose ka ...
(Radio Muqdisho):- Dageystayaasheena ku xiran Website-ka www.radiomuqdisho.so waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Warka habeenimo ee Idaacadda. Halkaan hoose ka dhageyso
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta kormeeray goobta ay ka dhacayso doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho