Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la yeeshay Guddoomiyaha Midowga Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Mudane Mahamoud ...
















