Madaxweyne Farmaajo “waa maalin qof kasta oo Soomaaliyeed uu xasuusan yahay dareenka murugada leh ee qaraxii 14-ka oktoobar”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan Xuska Shuhadada Qaraxii 14-ka ...
















