Wasaradda Ganacsiga iyo warshadaha oo soo bandhigtay qabyo-qoraalkii ugu horreeyey siyaasadda Maal-gashiga Soomaaliya “SAWIRRO”
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa maanta shir-guddoomiyey shirkii Agaasimeyaasha iyo ...