Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaradda Ganacsiga iyo warshadaha oo soo bandhigtay qabyo-qoraalkii ugu horreeyey siyaasadda Maal-gashiga Soomaaliya “SAWIRRO”

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Wasaradda Ganacsiga iyo warshadaha oo soo bandhigtay qabyo-qoraalkii ugu horreeyey siyaasadda Maal-gashiga Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa maanta shir-guddoomiyey shirkii Agaasimeyaasha iyo Lataliyasha ee Wasaaradda oo lagu soo bandhigay qabyo-qoraalkii ugu horreeyey siyaasadda Maal-gashiga Soomaaliya oo muddooyinkii ay ka shaqeynaysay Waaxda Maal-gashiga ee Wasaaradda.

Agaasimaha Waaxda Maal-gashiga ee Wasaaradda Mudane, Cabdirisaaq Xasan Yuusuf oo halkaas ku soo bandhigay siyaasadda ayaa sheegay in siyaasaddani dhiiri-gelinayso siddii Maal-gashadeyaashu ay wadanka uga sameyn lahaayeen Maal-gashiyo waaweyn oo khuseeya qeybaha kala duwan ee dalka kuwaasi oo wax-weyn ka tari kara dhinacyada horumarka, dhaqaalaha, shaqo-abuurka, ganacsiga iyo weliba wax soo saarka Soomaaliya.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026

Previous Post

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo lagu soo dhoweeyay magaalada Dooxa+Sawirro

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In