Magaalada Dhuusamareeb oo lagu soo dhaweeyay guddoomiye ku-xigeenka xiriirka kubbada Cagta Soomaaliyeed “SAWIRRO”
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug oo uu ka socdo qaban qabaada qabsoomida horyaalka degmooyinka Galmudug oo lafilayo in Sanadkaan ay ...















