Madaxweynaha Puntland oo furay Kalfadhigga 48-Aad ee Baarlamaanka “SAWIRRO”
Munaasabadda furitaanka kalfadhiga 48aad Ee Baarlamaanka Puntland waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoonka Baarlamaanka ...
















