Dab qasaaro hantiyeed dhaliyey oo ka kacay Suuqa Weyn ee Magaalada Boosaaso.
Faahfaahino dheeri ah ayaa kasoo baxayo dab khasaare hantiyeed geestay oo xalay ka kacay suuqa weyn ee Magaalada Boosaaso. Dabka ...
Faahfaahino dheeri ah ayaa kasoo baxayo dab khasaare hantiyeed geestay oo xalay ka kacay suuqa weyn ee Magaalada Boosaaso. Dabka ...
Ku simaha maxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa furay Shirka wadatashiga isku-duwidda wasaaradaha ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saciid Cabdullahi Calasow ayaa daahfuray Kulanka Qaranka ...
Ciidanka Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Kooxda argagixisada ah ee ...
Agaasimaha Guud ee Wadaaradda Caafimaadka Dr Cabdinasir Mukhtar Ibraahim ayaa maantay si rasmi ah u bilaabay kulamo uu la qaadanaayo ...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Shiikh Cumar Cali Rooble ayaa kulan sagootin ah hoygiisa magaalada Muqdisho ...
Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa uu la wadaagayaa ardayda cabashadooda ku saabsaneyd diiwaangelinta ...
Kulanka Ra’iisul Wasaaruhu la qaatay Danjire Yamamoto, ayaa looga hadlay xiriirka labada dal iyo sii xoojintiisa, arrimaha doorashooyinka dalka, la ...
Waxaa magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabadda daah furka buugga Nabadda Gaalkacyo oo ay soo agaasimeen Madasha Nabadda iyo isdhax galka ...
Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Uganda ayaa laga wacyi galinnayo halista cudurka COVID-19, xilli dalka Uganda mar kale cudurka kusoo laba ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho