Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha oo Ka qayb galay Shirka Maalinta Afrika
Danjire Cawaale Cali Kullane Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dal waynaha Shiinaha ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Maalinta Afrika ...
Danjire Cawaale Cali Kullane Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dal waynaha Shiinaha ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Maalinta Afrika ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane. Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) oo ka jawaabaya cabashada wadayaasha Bajaajka iyo dadweynaha ...
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal mudane Mowliid Mataan, ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee xarunta ...
Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar, halkaas oo si weyn ...
Maxbuus kii dagaal ee Mike Durant oo ka mid ahaa Ciidamadii ka soo dagaalamay Soomaaliya sanadii 1993 ayaa ka fakaraya ...
Prof Cabdullaahi Sheekh Cali “Qoloocow” Wasiir kuxigeenka Maaliyada J.F.S iyo wafti uu hogaaminaya ayaa kaqeyb ngalay Shirka wada tashiga Dhaqaalaha ...
Wasiirada gaashaandhigga Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xiriirka labo geesood ah iyo arrimaha gobolka, ka dib kulan jimcihii ...
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa sheegay in ay si dhow uga la shaqeynayaan xulafadiisa Turkiga iyo Qadar sidii dib loogu ...
Noami Osaka oo u dhalatay dalka Japan, ayaa ka nasan doonta cayaarta Teniska, kadib markii ay ku guuldarreysatay in ay ...
Ciidamada amniga ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo amniga saakay ka sameeyay qeybo kamid ah xaafadaha magaalada Jowhar gaar ahaan Xaafadda Hanti-wadaag ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho