Maamulka Gobolka Hiiraan oo xariga ka jaray mashruuc laga hirgelinayo Beladweyne “SAWIRRO”
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa xariga ka jaray mashaaric horumarineed oo laga hirgelinayo magaalada Beledweyne iyo tuuloyinka hoosyimada magalada.Kanalada Warabale, Gambar ...
















