Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka socotay Milateriga Turkiga.
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukumadda Soomaaliya, Xasan Xuseen Xaaji, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa u qeybsanaha arimaha Ciidanka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya. ...
















